LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts


walalayaal markaan ka hadlaayno nabada caalamka waa wax muhiim u ah noola kasta oo aduunka jooga bi aadamka xayawaanka dharta ama Geedaha dhulka, cirka iyo dhagxaanta  waa noolasha iyo xayaatada aduunka iyo aaqaba markaan ka hadleeyno dowladaha caalamka iyo hogaamiyaasha caalamka muhiimad ma siiyaan nabada caalamka ee waxaay muhiimada siiyaan danahooda iyo siyaasadahooda Allah nabada caalamka waxuu masuul uga dhigay Qofkastaa masuul ah iyo Qofkastaa oo khaangaar ah 















Post a Comment

0 Comments