LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

dhibaatada ka soo gaarta Caruurta kala taga hooyada iyo aabaha dhamaan aadanaha oo dhan



 


Furiinka kala taga labada waarid ama burburka guryaha ama Qosaska saameeynta uu ku leeyahay caruurta  qowsaskaas waxaa kala taga lamaana fara  badan kadib markaay isu dulqaadan waayaan caruurta lamaanahaas waay qeybsadaan ama mid ka mid ah ayaa qaato caruurtaas halka kan kalana uu cara kala taga gurigaas caruurta waxaay Goob joog u yihiin dagaalka muranka kala taga iyo wax kasta oo xumaan ah  oo ka dhaxdhacy waaridkood caruurta halkaas waxaay ka qaadaan cuqdad iyo niyadjab ama daal fara badan caruurtaas mararka qaar waxaa loo geeyaa ayiyo ama awoow caruurtaas kuma qoraan waarid dheeli tiran iyo noolal dhameestiran waxaay ku koraan aabe la,aan ama hooyo la,aan ama labada la,aan 


Caruurtaas waxaay ku koraan noolal haaf ah caruurta kale ayaa disho naagaha deriska ah ayaa dila cunada waqti go aan ma helaan ama joogta uma helaan naxariistii hooyo ama tii aabe mid unbaa ka maqan da,da waxbarashada markaay soo gaaraan waxaay noqonaan waxbarasgha diid ama waxbarashada guul kama gaaraan inta badan caruurtaas noolasha ayay kadhacaan balwad ayay bartaan fusuq iyo dhaqan xumo ayay bartaan waxaa ka soo baxa bulsho qariban, gaangis ah wax dila wax dhaca wax kufsada 


Talo Soo Jeedin 

Wiil walboow ama gabar walboow si qoda dheer uga  fikir   mustaqbalka guurkaada  iyo mustaqbalka caruurtaada si fiican ubara oo ubaar qofka aad noolasha la wadaageeyso dabeecadiisa aqoontiisa taariikh noolaleedkiisa faamilkiisa  qabiilkiisa noolasha uu ku soo koray beey ada uu ku soo koray saaxiibadiisii waxbarasho ama derisnimada dulqaadka iyo adkeeysiga qofnimo quruxda iyo tayada qofnimo ka fikirin gogasha iyo galmada ee ka fikir mustaqbal fog ama deer kaas oo saameeyn togan ku yeelan doona noolashaada iyo caruurtaada intaadan guursan ka hor ku sameey imtixaan adag imtixaan kaas oo taabanaya qeyba kala duwan 


dadaal fara badan kadib markuu guurka dhaco ka fikir oo u diyaar garoow inuusan gurigaas kaa burburin oo adiga  caruurtaada iyo marwadaada inaad noolasha isla dhameeysadaan caruurdaadana aad koriso tarbiyeeyso waxbarto u guuriso shaqa barto markastana naxariis umuuji caruurtaada iyo marwadaada taas oo abuureeyso jeceyl faamil u dulqaado wax kasta oo qaladaad ah af ama adin oo kaaga imaada marwadaada adigoo ka fogaanayo burbur inuu ku yimaado faamilkaada ama gurigaada adiga iyo marwadaada markaad noolasha isla dhameeysataan waxaad soo saareysaan ood bulshada ku soo kordhineeysaan dad aqlaaq leh wax bartay cuqdad qabin qurux badan bulshadana u noqdo hogaan mustaqbalka ah




Post a Comment

0 Comments